Ticker

6/recent/ticker-posts

Ad Code

Responsive Advertisement

AQRISO DUCADAAN FADLIGA BADAN





DUCO KA MID AH DUCOOYINKA UGU FADLIGA BADAN
Haddii aad muraad leedahay

Haddii aad xanuunsato

Haddii aad awlaaddaada uga cabsato dhibaato

Haddii ay musiibo kugu dhacdo

Haddii ay cibaadadu kugu cuslaato

Haddii aad danbaabto

Haddii lammaanahaaga aad is khilaaftaan

Xaajaday doontaba ha noqotee haddii aad Rabbi baryeysid waxaad dhahdaa:

Ilaahayow ma jirto Ilaah aan Adiga ahayn, xumaanna waad ka hufan tahay, aniguna waxaan ka mid ahay kuwa daallimiinta ah.

لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين.

Post a Comment

0 Comments